Bilan Bile Maxamuud oo loo magacaabay Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir

Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Xoghayihii Guud ee Gobolka Banaadir, Faysal Carraale Afrax, isaga oo booskaas u magacaabay Marwo Bilan Bile Maxamuud.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu