Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) – Warsaxafadeed kasoo maamulka Jubaland ayaa si adag loogu eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu ka dambeeyo dagaalada ka dhacay saacadahii lasoo dhaafay magaalooyinka Beledxaawo iyo Doolow ee gobolka Gedo.