Shiinaha oo si kulul u cambaareeyay heshiishka dhinaca badda ee dhexmaray Somaliland iyo Taiwan

Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) – Safaaradda Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay heshiiskii dhawaan ay kala saxeexdeen masuuliyiinta Somaliland iyo Taiwan, kaas oo la sheegay inuu ku saabsanaa iskaashi dhinaca ilaalinta xeebaha ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu