Qoysas ka barakacay dagaaladii ka dhacay gobolka Gedo oo gaaray degmada Mandheera ee Kenya

Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) – Qaar ka mid ah qoysas Soomaaliyeed oo ka barakacay dagaallo culus oo ka socda degmada Beled-Xaawo iyo deegaannada ku dhow ayaa gaaray degmada Mandheera ee dalka Kenya, sida uu xaqiijiyay Ururka Bisha Cas ee Kenya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu