Jubaland oo burburisay xarumo ay Al-shabaab baad uga qaadi jireen Beeraleeyda Jammaame

Sabti, Luulyo 26, 2025 (HOL) – Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga, kaas oo ka dhacay deegaanada ku teedsan Wabiga jiinkiisa ee hoos taga Degmada Jammaame ee Gobolka Jubbada Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu