Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) – Shirkadda tiknoolajiyadda ee Starlink, oo uu leeyahay maalqabeenka caanka ah Elon Musk, ayaa si rasmi ah u shaacisay in adeeggeeda internet-ka xawaaraha sare leh hadda laga heli karo gudaha Soomaaliya.