Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) – Taliyaha Qeybta 4-aad ee AUSSOM, Kornayl Cabdiraxmaan Rayaale, ayaa kormeer ku tegay ciidamada Jabuuti ee ku sugan degmada Jalalaqsi si uu u qiimeeyo xaaladda amniga ee gobolka Hiiraan.