Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Boosaaso ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Turkiga, oo uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş.