Maraykanka oo xaqiijiyay inuu duqayn ka dhan ah Alshabaab ka fuliyay Shabeellada Hoose

Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (US Africa Command) ayaa ku dhawaaqay in ciidamadoodu ay duqeymo cirka ah la beegsadeen kooxda Al-Shabaab, intii lagu jiray dagaallo ka dhacay Gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya maalintii Jimcaha.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu