Hoggaamiye Firdhiye oo Somaliland ugu baaqay nabad, isla markaana sheegay in maamulkiisu u taagan yahay midnimo

Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) – Hoggaamiyaha maamulka Waqooyi Bari ee dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Laascaanood, Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa Somaliland ugu baaqay in ay nabad qaadato, isaga oo sheegay in dagaalku aanu keeni karin natiijo la mahadiyo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu