Dowladda Soomaaliya oo Lagu Eedeeyay iibinta Xarumo Caafimaad iyo kuwo Dhaxal Taariikhi ah

Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) – Shacabka Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa si kulul u dhaliilay tallaabooyinka Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee la xiriira iibinta dhismayaal muhiim ah oo ka tirsan hantida guud ee dalka, oo ay ku jiraan xaruntii hore ee Wasaaradda Caafimaadka, Isbitaalka Laansareeti, iyo dhismayaal kale oo taariikhi ah oo ku yaalla caasimadda Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu