Dowladda Fedaraalka oo soo bandhigtay ciidan loo diyaariyay dib u xureynta degmada Aadan Yabaal

Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) – Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa wada abaabulka qorshe culus oo ay ku dooneyso iney markale dib kula wareegto gacan ku heynta degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu