Jimco, Agoosto 1, 2025 (HOL) – Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga soo horjeedsatay maamulka Waqooyi Bari ee dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Laascaanood, waxayna Dowladda Soomaaliya ku eedaysay in ay colaad ka hurinayso deegannada Sool iyo Sanaag.