Arbaco, Luulyo 30, 2025 (HOL) – Puntland ayaa ku eedeysay hay’adaha Qaramada Midoobay ee xafiisyada ku leh deegaannada Puntland in ay diideen inay soo gudbiyaan xisaab-xirka sanadlaha ah ee mashaariicda ay ka fuliyaan degaanadeeda.