Taliyaha Ciidanka AUSSOM oo booqday Bariire kuna baaqay in la xoojiyo Dagaalka Al shabaab

Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) – Taliyaha Ciidanka AUSSOM, Sareeye Guud Sam Kavuma, ayaa booqday magaalada istiraatiijiga ah ee Bariire, taas oo dhowaan laga xoreeyay gacanta Al-Shabaab kadib howlgal milatari oo socday laba toddobaad.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu