Rigathi Gachagua oo Madaxweynaha Kenya ku eedeeyay inuu la kulmay kooxda Al-Shabaab

Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) – Waxaa cirka isku sii shareeraya xiisadda siyaasadeed ee ka taagan dalka Kenya kadib markii Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalkaasi, Rigathi Gachagua, uu eedeyn culus u jeediyay Madaxweynaha Kenya William Ruto, isagoo sheegay in madaxweynuhu uu la kulmay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu