Shir u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Golaha Samatabixinta oo maanta lagu wado inuu ka qabsoomo Muqdisho

Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) – Waxaa maanta lagu wadaa inay mar kale isku arkaan xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubnaha Mucaaradka shir xasaasi ah oo ay kaga doodi doonaan arrimaha Doorashooyinka iyo Dastuurka dalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu