Diyaarad u socotay Somaliland oo ku burburtay duleedka Nayroobi

Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) – Lix qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad caafimaad oo ay leedahay hay’adda samafalka ee Amref Flying Doctors ay ku burburtay meel u dhow caasimadda dalka Kenya ee Nayroobi, sida uu sheegay mas’uul sare oo dowladda Kenya ka tirsan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu