Shirkad latalin oo laga leeyahay Mareykanka oo soo jeedisay in Shacabka Gaza loo raro Soomaaliya iyo Somaliland

Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) – Warbixin cusub oo ay daabacday Financial Times ayaa sheegaysa in shirkadda caalamiga ah ee la-talinta ah ee Boston Consulting Group (BCG) ay diyaarisay qorshe muran badan dhaliyay oo lagu eegayo suurtagalnimada in dadka Gaza qaarkood loo raro meelo ay ka mid yihiin Soomaaliya iyo Somaliland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu