Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku beegsaday horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab

Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) – Ciidanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa Xalay howgal qorsheysnaa oo ka dhan ahaa kooxda Al-shabaab ka fuliyay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu