Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Golaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfurta Yemen, ahna Madaxweyne ku xigeenka Golaha Hogaaminta Qaranka, Caidarus Az-Zubaidi, ayaa ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada ee Maashiq, magaalada Caden, Safiirka Soomaaliya ee Yemen Cabdulxakiin Maxamed Axmed.