Daroogo dalka lasoo galinaayay oo lagu qabtay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) – Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya oo kaashanaya hay’adaha amniga oo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay 189 Kartoon oo la sheegay in lagu soo qariyay Daroogo noocyo kala duwan ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu