Munaasabadda Daahfurka Madasha Somali Business oo ka dhacday Muqdisho

Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) – Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho looga daahfuray Madasha Somali Business, oo ah madal bixineysa xog sugan oo isugu jirta; Warbixinno lagu falanqaynayo fursadaha maalgashi ee dalka ka jira, Saadaalinno ku saabsan isbeddellada suuqa iyo kobaca dhaqaalaha, Daraasado la xiriira jihada ganacsiga & maalgashiga iyo Warbixinno lagu lafaguraya dhaqaalaha dalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu