Madaxweyne Deni: Soomaaliya waxay ku jirtaa marxalad adag oo ay isku dhex milmeen Dowladnimada iyo qabyaaladda

Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in Puntland ay u baahan tahay difaac xooggan si ay uga hortagto weerarro badan oo uu tilmaamay inay kaga imaanayaan dhinacyo kala duwan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu