Madaxweynaha Soomaaliya oo Tacsi u diray Dowladda iyo Shacabka Pakistan kadib Fatahaado dhimasho iyo burbur baahsan ka geystay dalkaasi

Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dowladda iyo shacabka Pakistan, kadib fatahaado ba’an oo dalkaas ku dhuftay, kuwaas oo sababay dhimashada in ka badan 300 qof iyo burbur xooggan oo baaxad leh.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu