Itoobiya oo sheegtay in safarkeeda raadinta marin badeedka uu marayo meel muhiim ah

Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) – Wasiirka Adeegyada Isgaarsiinta Dowladda Itoobiya, Dr. Legesse Tulu, ayaa sheegay in socdaalka Itoobiya ee ku wajahan Badda Cas uu marayo meel muhiim ah, isagoo ku baaqay in warbaahinta iyo baraha dhijitaalka ahi ay door weyn ka qaataan difaaca sawirka dalka iyo burburinta propaganda lagu beegsanayo Itoobiya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu