Dowladda Fedaraalka oo mamnuucday in hubka lagu dhex qaato magaalada Garbahaarey

Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) – Taliska guutada 10-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee fadhigiisu yahay gobolka Gedo ayaa soo saaray amaro cusub oo lagu xoojinaayo amniga guud ee magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu