Jimco, Agoosto 15, 2025 (HOL) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay kooxda Al Shabaab u adeegsanayso cadaadis diblumaasiyadeed, si ay Maraykanka uga hor istaagto in uu gaadho danaha uu ka leeyahay Geeska Afrika.