Jimco, Agoosto 15, 2025 (HOL) – Madaxa Guddi-hoosaadka Afrika u qaabilsan Golaha Senate-ka Maraykanka, Senator Ted Cruz, ayaa warqad u diray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, isaga oo ugu baaqay inuu aqoonsado Somaliland.