Madasha Samatabixinta oo shaacisay in natiijo la’aan kusoo dhamaadeen shirkii ay la yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh

Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) – Madasha Samata bixinta Soomaaliyeed ayaa goordhaw soo saaray warmurtiyeed ay kaga hadlayaan xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka, kadib kulamo wadahadal oo mudo ku dhow laba bilood ay lasoo qaateen Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu