Ciidamada Dowladda iyo kuwa u abaabulan hab degaan oo ku dagaalamaya magaalada Muqdisho

Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) – Dagaal culus ayaa saaka waaberigii ka qarxay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Degmada Hodan, kaddib salaaddii Subax, Israsaaseynta ayaa u dhaxaysa ciidanka dowladda iyo dad shacab ah oo hubeysan kuwaasoo ka mudaharaadayay barakicin xoog ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu