Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) – Wararka ka imaanaya deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay duqeyn culus oo dhanka cirka ah ka fuliyeen guri ku yaala gudaha deegaanka Tardo.