Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Kaah ee Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ku gooddiyay in ay xisbi ahaan horseed ka noqon doonaan in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu waayo doorashada soo socota ee madaxtinimada.