Saxafiyiin ku dhaw 300 ayay ciidamada Israa’iil ku dileen Qasa laga soo bilaabo 7-dii October 2023

Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) – Tan iyo markii Israa’iil bilowday dagaalka ka socda Qasa 7-dii Oktoobar 2023, beegsiga saxafiyiinta ayaa noqday mid joogto ah oo u muuqda qorshe la dhisay sida ay sheegtay Al Jazeera. Saxafiyiinta ku sugan Qasa waxay noqdeen badhtilmaameedyo, iyaga oo lagu dilayo weerarro si ula kac ah loogu fuliyo meelaha ay ka shaqeeyaan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu