Diyaargarowga abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-shabaab oo markale ka bilaawday Shabeellaha Dhexe

Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) – Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa gobolka Shabeellaha dhexe ka wada abaabul iyo diyaargarow balaaran oo ay ugu jiraan sidii maleeshiyaadka Al-shabaab ugu xureyn lahayeen deegaanada iyo degmooyinka gobolkaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu