Raysal wasaare Xamse oo Agaasime cusub u magacaabay Xarunta TUBSAN

Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) – Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Cali Yaasiin Gurbe u magacaabay inuu noqdo Agaasimaha guud ee xarunta Qaran ee Ka hor tagga iyo La dagaallanka Fikirrada xagjirka ah ee Rabshadaha Wata (TUBSAN).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu