Dekada weyn ee Muqdisho oo lagu qabtay Kunteenaro laga soo buuxiyay waxyaabaha maanka dooriya

Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliiska dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenaro ay ka buuxeen waxyaabaha maanka dooriya oo laamaha amaanka dowladda ku qabteen Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu