Siyaasiyiin miisaan leh oo isaga baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed

Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) – Afar xubnood oo ka tirsanaa Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan siyaasiyiinta Mucaaradka dowladda Fedaraalka ayaa la sheegay iney isaga baxeen Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu