Wasiir Fiqi oo uga digay Mucaaradka inay isku dayaan inay hub kala hortagaan Dowladda

Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) – Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag u weeraray qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee dalka, isaga oo uga digay in aysan isku dayin inay ku kacaan abaabul ciidan ama hubeysan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu