Isniin, September 1, 2025 (HOL) – Safwaan Xasan Aadan (Safwaan Halac), oo kamid ahaa fanaaniinta ugu caansan geyiga Soomaalida, gaar ahaan si weyn looga yaqaanay Somaliland, ayaa ku geeriyooday shil baabuur oo xalay ka dhacay magaalada Hargeysa.