Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah Dowlad goboleed ugu aqoonsatay maamulka Waqooyi Bari

Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si rasmi ah loo soo gabagabeeyey geeddi-socodkii dhismaha maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, kaas oo hadda si buuxda uga mid noqday dowlad goboleedyada xubinta ka ah Dowladda federaalka Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu