Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ee lagu doortay Laascaanood

Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo rasmi ah u diray Madaxweynaha cusub ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, Cabdulqaadir Axmed Aw-cali, iyo Madaxweyne ku-xigeenka cusub, Cabdirishiid Yuusuf Jibriil, kuwaas oo ku guuleystay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Laasacanood.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu