Hirshabeelle oo dowladda Fedaraalka ku eedeysay inuu istaago dagaalkii u dhaxeeyay Al-shabaab iyo Macawiisleeyda Hiiraan

Axad, September 7, 2025 (HOL) – Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa si adag ugu eedeeyay dowladda Fedaraalka Soomaaliya inuu is taago dagaalkii mudada dheer dadka reer Hiiraan kula jireen Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu