Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo laga fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose

Jimco, September 5, 2025 (HOL) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaa guutada 14-ka October ayaa howlgalo qorsheysnaa ka fuliyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu