Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo Heshiis Hordhac ah ka Gaaray Iskaashi ku Saabsan AI iyo Teknoolojiyadda Hawada Sare

Jimco, September 5, 2025 (HOL) – Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku heshiiyey inay horumariyaan qaab-dhismeed wada-jir ah oo lagu maareynayo isla markaana lagu horumarinayo sirdoonka macmalka (AI) iyo teknoolojiyadda hawada sare.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu