Khamiis, September 4, 2025 (HOL) – Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Amb. El Hadji Ibrahima Diene, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay La-taliyaha Ammaanka Qaranka ee Soomaaliya, Amb. Awes Hagi Yusuf Ahmed, kaa oo ka dhacay Villa Soomaaliya.