Puntland oo gacanta ku dhigtay labo nin oo Itoobiyaan oo la sheegay inay katirsan yihiin Daacish

Talaado, September 9, 2025 (HOL) – Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay laba nin lagu tuhunsan yahay inay yihiin xubno ka tirsan kooxda Daacish, kuwaas oo isku dayey inay si qarsoodi ah uga soo galaan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu