Somaliland: Saddex Carruur ah oo Ku Dhintay Guri Ku Gubtay Magaalada Burco

Isniin, September 8, 2025 (HOL) – Saddex carruur ah oo walaalo ah ayaa ku nafwaayay dab ka kacay guri ku yaalla magaalada Burco, caasimadda gobolka Togdheer ee Somaliland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu