Talaado, September 16, 2025 (HOL) – Dowladda Federaalka ee Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in muwaadiniinteedu marka ay u safraan Somaliland ay raacaan nidaamka fiisaha ee ay Somaliland isticmaasho oo dal-ku-galka lagu qaato madaarradeeda.