Dibadbax ka dhan ah dilkii Caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi oo ka dhacay gobolka Sanaag

Isniin, September 15, 2025 (HOL) – Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo dilkii Caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi, oo ka mid ahaa waxgaradka gobolka Sanaag, ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu